Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.

Maxay ugu safraan dhalinyarada Soomalidu ururka Daacish

La daabacay onsdag 23 december 2015 kl 14.46
Fikirka dhalinyarada iyo ISIS
(6:59 min)
isis. Foto: TT
Wêne: TT

Waxa jira sharci cusub oo ay dawladu soo saartay lana meel marinayo kaas oo adkaynaya ciqaabta ay la kulmi doonto cidkasta oo ka qayb qaadata ama u safarta wadamada sida Suuriya iyaga oo ka garab dagaalamaya ururka xagjirka ah ee ISIS ama daacish.

waa maxay sababta ay qaar kamid dhalinyarada soomalidu ugu safraan uguna biiraan ISIS, sidoo kale maxay ka qabaan kuwo ka mid ah iyaguna dhalinyarada ku dhaqan Iswiidhan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".