Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhaqangalka xeerka baadhitaanka aqoonsiga ee xuduudaha

La daabacay måndag 4 januari 2016 kl 11.19
Baadhitaanka aqoonsiga xuuduuda Iswiidhan iyo Denmark
(0:49 min)
Staff checks ID of passengers at Denmark's Kastrup Airport Monday morning. Photo: Johan Nilsson / TT.
Staff checks ID of passengers at Denmark's Kastrup Airport Monday morning. Photo: Johan Nilsson / TT.

Maanta ayaa ku beegan dhaqan galka shariciga baadhitaanka aqoonsiga ama ID card ka ee xuduuda Sweden uu bilaabmayo, ku dhawaad 150 saraakiil shaqaalaha amaanka ah ayaa kor meeris ku samaysana qaabka baadhitaanku u socdo ee kastrup ama xuduudka sweden ay la leedahay denmark.

Sharicigana yaa dhigaya in aan cidina haba yaraatee safri karin isla markaana xuduuda ka soo gudbi karin ama sii gudbi karin aqoonsi la’aan. dhamaan gadiidka oo dhan sida tareenada basaska iyo gadiidka badaba. Sharcigan ayaa loogu talogalay in lagu yareeyo tirada faraha badan ee soo galaya sweden iyaga oo dalbanaya magangalyo. Maadaama oo sida caadiga ah aanay dadkani markay dalbanayaan magangalyada aanay haysan haboyaraatee waax aqoonsi ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".