Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Muxuu soo kordhin doonaa xeerka cusub ee kontroolka aqoonsiga

La daabacay måndag 4 januari 2016 kl 12.47
Haashim: "Sidan ilama qurux badna".
(7:06 min)
Hashim Cabdikariim. Sawirle: Hashim
1 av 2
Hashim Cabdikariim. Sawirle: Hashim
Buundada u dhaxeeysa Sweden iyo Denmark. Sawirle: Johan Nilsson/TT
2 av 2
Buundada u dhaxeeysa Sweden iyo Denmark. Sawirle: Johan Nilsson/TT

Haashim Cabdikariim ahna guddoomiyaha ururka Somaliska fred och skiljedomsförening ee magaalada Malmö xaafadda Rosengård oo aannu wax ka weydiiney tallaabada sharciga ee Sweden maanta ka hir-gashey iyo in aqoonsi la weeydiiyo dhammaan dadyoowga la socda gaadiidka dalka soo gala ee xuduuddaha dalkani la leeyahay waddammada ey jaarka yihiin ayaa sheegay inuu u arko in tallaabadani tahay mid u dhiganta derbigii u dhexeeyay ama la kala dhex-dhigey qaybihii dalka Jarmalku ka koobnaa intii aaney midoobin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".