Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Badhitaanka iyo Xidhitaanka Xuduudaha Iswiidhan iyo Denmark

La daabacay måndag 4 januari 2016 kl 14.52
Baadhitaanka Xuduudaha Iswiidhan, Denmark iyo Jarmalka
(1:20 min)
Polis, pass och resenärer vid ett tåg.
Patrik Engström är chef för gränspolissektionen på Nationella Operativa Avdelningen (NOA) på Polisen. Foto: TT Montage: Sveriges Radio

Iswiidhan ayaa hore u xidhatay xuduudeeda ay la leedahay Denmark taas mid lamid ah ayay Denmarkna xidhay xuduuda ay la leedahay Jarmalka, sida uu ku sheegay raiisal wasaaraha Denmark Lars Løkke Rasmussen warsaxafadeed.

Goaan kan ayaa dhanaqan galayaa laga bilaabo maanta 12:00 ka, taas oo micnaheedu yahay in uu durba dhaqan galay. Baadhitaan kan ayaa ujeedada laga leeyahay ay ka balaadhan tahay kaliya in dadka soo gudbaya la baadho lakiin ay ku lifaaqantahay kalashaandhayn balaadhan. Sida uu sheegay raiisal wasaaruhu.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".