Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Swedbus iyo baadhitaanka waraaqaha aqoonsiga ee xuduuda

La daabacay tisdag 5 januari 2016 kl 12.04
Shirkada Swedbus iyo sharciga baadhida waraaqaha aqoonsiga
(1:44 min)
Foto: TT
Från midnatt i natt kontrolleras id-handlingar på alla inresande till Sverige. Foto: TT

Shirkada Swedbus oo kamid ah shirkadaha samaynaya badhitaanka waraaqaha aqoonsiga rakaabka ay ka soo qaadan Denmar iyo Sweden ayaa u arka in baadhitaankani yahay mid aan la hubin isla markaana khalad ka dhici karo. Eegisa aqoonsiga ee dadka safraya ayaa waxa samaynaya darawalada shirkada swedbus laftooda.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".