Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Isbadelka Iskuulada iyo ardayda wadanka ku cusub

La daabacay tisdag 5 januari 2016 kl 14.42
De nyanlända har börjat registreras under morgonen. Foto: Maria Turdén/Sveriges Radio och TT.
De nyanlända har börjat registreras under morgonen. Foto: Maria Turdén/Sveriges Radio och TT.

Sannad dugsiyeedkan cusub ayaa ay dhaqan galayaand isbadaladani iyaga soo samayn doona qaabilaada ardayda cusub.

Aradaydan ayaa marka ay yimaadaan lagu meelayn jirey fasalada bilowga ah ee xooga lagu saaro barida luuqada Iswiidhishka, halka imika baadhitaan lagu samayn doono arday walba awoodiisa aqooneed kadibana la meelayn doono. Sidoo ardaydan wadanka ku cusub ayaa waxay la qaadan doonaan xiisadaha qaar ardayda aan iyagu bilowga ahayn ama aan wadanka ku cusbayn.

Sharciga cusub dadyowga cusub ee wadanka imanaya ayaa ku xidhaya Iskuulada shuruudo sareeya.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".