Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nidaamka shaqa gelinta soo galootiga

La daabacay tisdag 5 januari 2016 kl 19.41
3 asbuuc gudahood ayaan shaqo galay
(7:19 min)

Bilihii ugu dambeeyey ayey dalka si xad dhaaaf ah u soo galeen qaxooti fara badan oo khalkhal geliyey nidaamkii hab nolol-wanaagga iyo maamulladii howlaha degmooyinka. Cabdi-Nur ayaan ammuurtaa wax ka weydiiney kolkii uu dalka yimid iyo waayo-aragnimada uu ka qabo:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".