Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Biladda abaal-marinta Palme.

Biladda abaalmarinta Palme oo la siiyay suxufi iyo wadaad

La daabacay torsdag 7 januari 2016 kl 12.27

Maanta ayaa lagu dhawaaqay in biladda sannadlaha ee abaal-marinta Palme ay ku guuleeysteen suxufi u dhashay Israa’iil iyo wadaad diinta masiixiga ee u dhashay dalka Falastiin, sida ay shaca ka qaday laanta wararka ee Ekot.

Abaal-marintan ayey nasiib u yeeshee suxufiga lagu magacaabo Gideon Levy oo ka howl-gala war-geeyska Haaretz ee ka soo baxa dalka Israa’iil iyo wadaadka falastiiniga ee diinta masiixiga laguna magacaabo Mitri Raheb ee ka soo jeeda magaalada Bethlehem.

Isha/ Ekot

                                                                     kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".