Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Bulsho badan oo dalka ka qaxday

La daabacay torsdag 7 januari 2016 kl 17.00

                                      

Horay ayaanay u dhicin abid in tiro sidaa u badan ey Sweden ka baqoosho sida iminka ka dalka ka dhacday. Waana tiro u dhiganta middii qarnigii 18-aad oo ey dalka ka baqooleen tiro sidaasi u dhiganta.                                      

Kolka loo eego tiradii ay bulshada waagaasi dhammaayeen iyo qaxii dadyoowga dalka ka socdaalay ayaan lala mid dhigi karin tirada bulshada ee dalkan iminka ku dhaqan hase yeeshee ey sidoo kale dalka soo galaan tiro fara badan oo qaxooti ah, sida ay sheegtay Maria Solevid oo ka howl-gasha jaamicadda Göteborg, isla-markaana mashruuc arrinkaa ku saab-san uu ka socdo jaamicadda.                                  

Sannadkii tagay ayay dalka ka socdaaleen bulsho gaarsii-san 51.237 oo ruux, kuwaasina oo isugu jira dadyoow asal ahaan iswiidhish ka soo jeeda iyo ajaaniib-ba

Isha/ SVT

                                                                kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".