Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Laba ruux oo mid u geeriyoday gaadhi Boolis jiidhay

La daabacay fredag 8 januari 2016 kl 11.10
Laba ruux oo mid u geeriyooday gaadhi Boolis oo jiidhay
(1:13 min)
Polisbilen som körde på två fotgängare i Landskrona. Foto: André Tajti / topnews.se
Foto: André Tajti / topnews.se

Nin ayaa u geeriyooday kadib markii uu jiidhey gaadhi boolis halka gabdhna ay si daran ugu dhaawacantay wadada Hälsingborgsvägen ee Landskrona habeenimadii arbacada.

Dadka igu rabay in wadadaas ka gudbaan ayaa boolisku joojiyay , labadan qofba iyaga oo aad u ildaran ayaa looloa cararay cisbitaalka iyada oo lagu qaaday gaaadhiga gargaarka degdega ah. Abaaro 10:30 kii habeenimo ayaa uu ninkii dhaawacu ka soo gaadhay shilkan u geeriyooday.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".