Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sweden iyo Danmark oo kalo saxiixanaya heshiis difaac

La daabacay måndag 11 januari 2016 kl 15.48
Sveriges försvarsminister Peter Hultqvist. Foto: Bengt Hansell/Sveriges Radio.
Wasiirka difaaca Sweden Peter Hultqvist. Foto: Bengt Hansell/Sveriges Radio.

Sweden iyo waddanka gaashaanbuurta Nato ka midka ah ee Danmark ayaa kalo saxiixanaya heshiis iskaashi difaac maalinta khamiista.

Heshiiskan ayaa labada dal ciidamadooda u suurogelinaya inta nabaddi jirto in ay wadojir u wado isticmaalaan garoomada diyaaradaha, dekdaha iyo in ay ishdaafsadaan macluumaadka. Sidaas waxaa xaqiijiyey wasiirka difaaca Sweden Peter (S).

 

– Heshiiskan waxuu ku sabsan yahay macluumaad is-dhaafsi iyo qatar in wadojir loo wado saadaaliyo. Sidoo kale heshiiska waxuu suurogelinayaa in labada ciidamada ay wado isticmaalaan garoomada diyaaraha iyo dekadaha labada dal, ayuu yeri wasiirka difaaca oo u waramayey TT.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".