Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ururka Kommunal oo baaris ay weli ku socdo

La daabacay fredag 15 januari 2016 kl 09.43

Ururka shaqaalaha ee Kommunal, ahna ururka ugu ballaaran ayaa ku leh faras-magaalaha Stockholm guryo la dego, kuwaasina oo ey u qaybiso madaxda sar sare ee ururka kommunal, madax sare ee ka tir-san ururka socialdemokrater iyo sidoo kale madax sare oo ka tir-san ururka daladda ururrada shaqaalaha oo magaciisa loo soo gaabiyo LO.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".