Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Margot Wallström oo baaritaan lagu furey

La daabacay tisdag 19 januari 2016 kl 11.26
Wasiirka arrimmaha dibadda Margot Wallström iyo hoggaamiyaha ururka shaqaalaha Kommunal Annelie Nordström. Sawir la farsameeyey.
Wasiirka arrimmaha dibadda Margot Wallström iyo hoggaamiyaha ururka shaqaalaha Kommunal Annelie Nordström. Sawir la farsameeyey. Sawirle: Henrik Montgomery / TT

Xeer-ilaaliye Alf Johansson, kana howl-gala laanta qaranka ee ka hor-tagga musuq-maasuqa ayaa shaaca ka qaaday inuu baaritaan ka bilaabi doona in ururka shaqaalaha Kommunal uu hooy ka kireeyay wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Margot Wallström, sida lagu xaqiijiyay dhambaal saxaafadeed oo la soo saarey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".