Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Gudoomiyaha barlamaanka maqrib oo iswiidhan booqasho ku yimid

La daabacay tisdag 19 januari 2016 kl 16.01
IKEA marocko. Foto: Anders Wiklund/TT och Jochen Frey/Flickr.

Waddanka Maqrib iyo Iswiidhan ayaa wada shaqeeyn ka sameynaysa sii dib loogu celin laha caruurta kelinimada ku timaada Iswiidhan, kana timaada maqrib iyaga oo aan xuquuqda magangelyadoonka haysan.

Warbixintaas ayey wassiirka arrimaha gudaha Anders Ygeman iyo gudoomiyaha barlamaanka Maqrib, Rachid Talbi Alami, shir saxaafadeed ka sheegeen maanta.

Talbi Alami ayaa Iswiidhan todobaadkan soo boqday si u uga hadlo barlamaanka halkan. Qodobada u halkaas ka soo jeediyay ayey ka mid ahaayeen xaalada caruurtan.

Tiro gaadhaysa 800 caruur oo ka timid waqooyiga africa ayaa la filaya joogta Iswiidhan hadda.

Sababta booqashadan ayaa iyaduna aheeyd in la atkeeyo xidhiidhka ganacsiga ee labadan waddan ka dhaxeeysa.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".