Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xisbiyada mucaaradka iyo doorashada 2018-ka

La daabacay onsdag 30 mars 2016 kl 14.26
Mucaaradka iyo doorashada 2018-ka.
(1:10 min)
Acko Ankarberg Johansson, partisekreterare, har med sig en pryl som hon tycker skulle representera partiet på ett bra sätt där. Foto: Cecilia Djurberg / Sveriges Radio
Acko Ankarberg Johansson, xoghayaha xisbiga Kristdemokrati-ga. Sawirkii : Cecilia Djurberg / Sveriges Radio

Xisbiyada mucaaradka ayaa barnaamij doorasho oo mideysan uga qeybgali doona doorashada

la filayo in ay dalkaan Iswiidhan ka dhacdo sanadka 2018-ka,sidaas daraadeed ayey xoghayayaasha xisbiyadaani waxay maqaal wadajir ah ku qoreen wargeyska DN in ay rabaan in ay siyaasadahooda mideeyaan.

Xoghayayaasha xisbiyadaan ayaa maqaalkooda ku qorey in ay rabaan in ay mideeyaan siyaasadahooda la xiriira isdhexgalka, qaxootiga,caafimaadka, daryeelka,iskuulada iyo guriyenta.

Acko Ankarberg Johansson waa hoghayaha xisbiga Kristdemokorater-na ,waana tan iyadoo  ka hadleysa siyaasadda mideysan ee ay rabaan in ay doorashada soo socota xisbiyadaasi ku galaan:

-Waxaan doorashadii 2014-kii laheyn siyaasad aan ku mideysanahay ee la xiriirta dhinacyada isdhexgalka iyo qaxootiga sidaas daraadeed ayey dadku waxay u arkeen in arrinkaasi ahaa mid daruuri ah .

Waxaana jira waxyaala badan oo aan si wadajir ah ugu midoobi karno, ayey tiri Acko Ankarberg Johansson.

Xogta : TT, DN Debatt

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".