Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Soomaalida reer Sweden iyo rajada ey dalkoodii ka qabaan

La daabacay måndag 4 april 2016 kl 13.30
Soomaalida heshiiskeedu waa wax adag
(6:04 min)

Sameecadda ayaan maanta la dhex qaadney qaar ka mid  ah soomaalida reer Sweden. Maxey rajo ah oo ey ka qabaan xaaladda waddankoodii?.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".