Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Miisaaniyadda gu’ga oo arbacada la soo bandhigi doono

La daabacay måndag 4 april 2016 kl 15.53
Miisaaniyadda gu'ga
(0:31 min)
Wasiirka maaliyadda Magdalena Andersson.
Wasiirka maaliyadda Magdalena Andersson. sawir: HENRIK MONTGOMERY / TT

Xisbiga Vänsterparti-ga ayaa dawladda la gaarey heshiis la xiriira miisaaniyadda guga soo socda.

Hogaanka xisbiga Vänster-ka ayaa heshiiskaas ogolaadey, waxaana miisaaniyaddaas ku dhexjira lacag dhan 10 bilyan oo karoon taa oo la siin doono degmooyinka dalkaan.

Wasiirka maaliyadda dalkaan Iswiidhan Magdalena Andersson ayaa arbacada soo socota waxay baarlamaanka dalkaan soo hordhigi doontaa miisaaniyadda gu’ga.

Miisaaniyaddaan la soo bandhigi doono maalinta arbacada ayaa waxaa hadda ku mideysan xisbiyada Sooshal demoqoraati-ga, Miljöparti-ga iyo Vänsterparti-ga.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".