Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xilligii Sanboorka oo bilowday

La daabacay måndag 11 april 2016 kl 15.04
Sawirle: Janerik Henriksson/TT.
Xilligii sanboorka oo bilowday. Sawirle: Janerik Henriksson/TT. sawir: Janerik Henriksson/TT.

Xilligii sanboorka oo bilowday, iyadoonalaga cabsi qabo inuu noqdo mid ka daran siduu ahaan jiray, sida ey culimmadusheegeyaan kolka loo barbar-dhigo sannadkii 2014 oo uu ahaa sannadkii uu ugudarnaa.

– Waxaa la qiyaasayaa in iminka la galeyxilligii uu ugu darnaa caqabadda sanboorku, kuna beegan xilliga ey dhirta kasoo go’aan maadooyinka u daran sanboorka. Iyada oo weliba la filayo in muddoiminka ey saddex toddobaad ka dhimman yihiin in la gaaro xilligii ugu xumaa.Qaasatan koonfurta dalka Sweden, sida uu sheegay Åslög Dahl, kuna takhasusayculuunta san-boorka iyo xasaasiyadda, isla-markaana ka howl-gala jaamicadda Göteborg.

Xilliga san-boorka ayaacaadiyan ku soo beegma horraanta xilliga gu’ga illaa iyo gabagabada xilligadayrta, middaasina oo sidoo kale ku xiran goobta dalka laga deggen yahay. Sidookale waxaa sannadaha foodda innagu soo haya la fileyaa cimilada oo kululaataiyo xasaasiyadda oo kor u kacda.

Isha/ Ekot

                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".