Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hayadda casnuuraha oo ku daba joogta dhaqaalaha argagixisada

La daabacay tisdag 12 april 2016 kl 14.47
Foto Christine Olsson/TT
Skatteverket varnar för ett falskt mejl som är i omlopp. Foto Christine Olsson/TT

Hayadda canshuuraha ee Skatteverket ayaa laga bilaabo gabagabadii xilligii dayrta soo xereeysay afar malyan oo dheeri ah oo ay ka soo xereeysay dadyoow looga shaki qabo iney xiriir la leeyihiin ururro argagixiso. Hase yeshee ay ka adag tahay in shaksi tuhun argagixiso lagu xukumo.

Halka ay Pia Bergman, ahna isku-duwe ka howl-gala hayadda

– Waxaan inta badan xoogga saarnaa arrimmaha ugu culus ee bulshada dhaawacyada u geey-san kara.

Kuwaasina waxaa ka mid ah argagixisada.

Lama garan karo dhaqaalaha dalkan laga dhiibo ee lagu miisaaniyad geliyo argagixisada. Hase yeeshee hayadda kormeerka dhaqaalaha – Finansinspektionen waxay horay ugu qiyaastay in sannadkii dalkan laga bixiyo dhowr milyan oo korn iyo in dhaqaalahaasi uu intaa ka sii badnaan karo.

Isha/ Ekot

                                                                    kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".