Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Shaqo joojintii dhismaha oo dhamaatay

La daabacay måndag 18 april 2016 kl 09.54
Facket Byggnads och arbetsgivarnas Sveriges Byggindustrier kom överens sent på söndagskvällen. Byggkonflikten avbryts med omedelbar verkan.
Facket Byggnads och arbetsgivarnas Sveriges Byggindustrier kom överens sent på söndagskvällen. Byggkonflikten avbryts med omedelbar verkan. sawir: Lars Pehrson/TT

Waxaa soo gobogaboobey murankii ka jiray laamaha dhismaha ee u dhaxeeyey iskaashatada shaqaalaha dhismaha iyo shaqobaxiyaasha.

Habeynimadii axadda ayey labada dhinac gaareen heshiis soconaya muddo hal sanno ah. Is-afgradka labada dhinac ayaa isla markiiba meesha ka saaray shaqo joojintii ay sameynayeen shaqaalaha dhismaha. Waxaa lagu heshiiyey in mushaar kordhinta shaqaalaha dhismaha ahaato boqolkii 2,2 oo ah mid u dhiganta mushaar kordhinta ay heleen shaqaalha ka howl-gala warshadaha.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".