Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wallström: Waa arrin naxdin iyo murugo leh

La daabacay måndag 18 april 2016 kl 11.52
Wallström riktar skarp kritik mot Kaplan
Wallström riktar skarp kritik mot Kaplan sawir: TT

Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden ayaa ku tilmaantay arrin naxdin iyo murugo leh ereyo uu horey ugu dhawaaqay Mehmet Kaplan kana oo ah wasiirka guryeynta. 

Mehmet Kaplan ayaa la mataal dhigay dawladda Israa’iil qaabka ay ula dhaqanto falastiiniyiinta qaabkii Jarmalkii Nasiistaha ula dhaqmi jiray qoomiyadda yahuuda.


– Waxaan u arkaa hadal laga naxo oo murugo ah, waana mid aan aad uga soo horjeedo oo an iska dheereynayo, ayey tiri Wallström oo la hadlaysay wakaaladda wararka TT iyo Sveriges Radio mar ay maanta ku sii jeedey magaalada Luxemburg oo ay uga qayb-galayso kulanka wasiirdda arrimaha dibadda ee EU.



Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".