Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ibrahim Burale: Muslinimo ayaa lagu riixayaa Mehmet Kaplan

La daabacay måndag 18 april 2016 kl 15.01
Burale:da'yarta muslimiinta ayey siyaasadda nacsiin kartaa
(6:59 min)
Ibrahim Burale. Foto: Kenadid Mohamed
Ibraahim Buraale, gudoomiyaha ururka muslimiinta ee Järva. Sawirle: Kenadid Mohamed

Ibrahim Burale afhayeenka ururka islamiska förbundet xaafadaha Järva oo ka hadlayey is-casilaadda Mehmet Kaplan wasiirkii hore guryeynta ayaa sheegay Mehmet in uu ahaa ruuxa bulshada ku dhexjiray oo meel kasta oo looga yeero imaanayey.

Ibrahim Burale ayaa aaminsan in Mehmed Kaplan lagu riixayo in uu yahay qof muslim ah oo ahlu diin ah. 

- Waxaan aad uga welwelsanahay dhallinta muslimiinta ah ee dooneysa in ay siyaasadda ka qayb-galaan oo bulshada qayb ka noqdaan, in ay ku dhaliso welwel qaabka loo xaliyo arrinta Mehmet Kaplan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".