Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Boqolaal muhaajariin ah oo ku geeriyootay badweynta mediterranean

La daabacay måndag 18 april 2016 kl 16.49
Samir: maalin madow oo murugo leh
(4:06 min)
Båtflyktingar på Medelhavet. Foto: Italienska marinen.
Muhaajariin doon kula degtay badda dhaxe. Foto: Italienska marinen.

Doon siday ku dhawaad afar boqol iyo xoogaa muhaajiriin ah ayaa habeynimadii axadda ku degtay badweynta Mediterranean-ka.

Muhaajiriinta ugu badan ee saarnaa doonta degtay waxay ka soo jeedeen waddamada geeska Afrika, sida soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

Tiro ka yar 29 keliya ayaa lagu guuleystay in laga soo badbaadiyo doonta degtay, sida ay wararka sheegayaan.

saxiibadiis oo badweynta ku geeriyoodey

Samir oo ku nool waddanka Sweden ayaa doontan ku degtay badweynta waxaa la socday dhowr qof oo saaxiibadiisa ah.

- Tobaneeyo qof oo saaxiibadey ah ayaa ku geeriyootay doontan. Magacyadooda waxaan ka arkay internetka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".