Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Yasri Khan (MP) oo isaga haray siyaasadda

La daabacay onsdag 20 april 2016 kl 16.33
Joakom Larsson: wuu ka noqday musharaxnimada
(1:58 min)
Yasri Khan (MP). Sawirle: TT och Kawtar Chibli
Yasri Khan (MP). Sawirle: TT och Kawtar Chibli sawir: TT och Kawtar Chibli

Yasri Khan, Kana tir-san xisbiga Doogga miljöpartetoo lagu wadaey inuu xubin ka noqdo golaha hoggaanka sare ee xisbiga ayaa kudhawaaqay inuu dib ula soo laabtay tartankii uu xubin-nimada hoggaanka golahasare e xisbiga ugu jiray, isla-markaana uu siyaasadda isaga baxay. Yasri Khanayaa lagu dhaleeceeyey inuu diiday haweenay inuu gacanta ka salaamo. 

– Sida ay u muuqato doodda kadhex aloosan bulshada maahan wax lagu farxo in howlaha bulshada qayb lagaahaado. Wax badan waxay dooddu ku saab-san tahay dhacdadii la soo gudboonaatay MehmetKaplan, waxayna ahayd mid niyadda iga jebisay sida looga been abuuray. Anigaqudheeyda waxaa la igula kacay been fal iyada oo shaki la geliyayhab-fikirkayga iyada oo lagu saleeyneyo sida aan dadka (haweenka) u salaamo.Waxaan lumiyay rabitaankii, sida uu sheegay Yasir Khan oo u warramayay laantawararka ee Ekot.

Isha/ Ekot.

                                                                    kenadid.mohamed@sr.se


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".