Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Alexander ayaa loo baxshay amiirka cusub

La daabacay torsdag 21 april 2016 kl 11.47
Salut prinsessan Sofia och prins Carl-Philip
sawir: TT

Alexander ayuu noqonayaa magaca loogu wacayo amiirka cusub ee todobaadkan u dhashay boqortooyada Sweden.

Waxayna derajadiisa noqoneysaa Hertig av Södermanland oo ah gobol ka mid ah oo uu maamuus ahaan ku mgacownaanayo in uu maamulo. Magaca loo baxiyey amiirkan dhawaan u dhashay boqotooyada waxuu noqonayaa asagoo dhameystiran Alxender Erik Hubertus Bertil.

Magaca waxaa amiirkan cusub u baxiyey boqorka waddanka oo ah awowgiis. Markuu magaca shacinayey isagoo aad u faraxsan waxuu yeri:

- Waxaa farxad leh in shirbirka carruurta keena uu qoyska Bernadotte u firfircoonaado sannadkan, ayuu yeri boqorka Sweden.


TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".