Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqo joojintii ranjiilayaasha oo sii baahday

La daabacay fredag 22 april 2016 kl 09.59
"Målarförbundet xal ma doonayaan"
(2:10 min)
Målareförbundet
sawir: Thommy Tengborg/TT

Maanta markay saacadda ku beegantahay shanta galabnimo ururka iskaashatada shaqaalaha ranjiileyaasha ayaa shaqada ka saari doona 600 oo shaqale.

Labadiii todobaad ee ugu denbeysay ayaa 260 ranjiileyaal oo ka tirsan ururkan sameynayeen shaqo joojin. Arrinta laysku hayo ayaa salka ku haysa in shaqaalaha markey u socdaalayaan goobaha ay ka shaqeynayaan la siiyo mushaar iyo weliba in aqoon korarsiga loo badiyo shaqaalaha ranjiilayaasha.

Inkasta oo labo goor laysku deyey dhexdhexaadiin hadana weli dhinacyada ayaa aad u kalo fog, balse weli wey sii socdaan iskudeyga lagu dhexdhexaadinayo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".