Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Soomaalida reer Örebro oo shaqooyinka ku soo biirey

La daabacay fredag 22 april 2016 kl 12.23
Baayacmushtarkii wuu sii kordhay
(3:33 min)
Cabdi Faarax oo ku dhaqan magaalada Örebro. Sawirle: Kenadid Maxamed/ SR.
1 av 2
Cabdi Faarax oo ku dhaqan magaalada Örebro. Sawirle: Kenadid Maxamed/ SR.
Maxamed Yasfe Ceynaanshe iyo shaqaalihiisa ruux ka mid ah. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR International
2 av 2
Maxamed Yasfe Ceynaanshe iyo shaqaalihiisa ruux ka mid ah. Sawirle: Kenadid Mohamed/SR International

Muddadii lagu jiray doorashadii awoodda dalka ee 2010 oo aannu wareeysiyo la yeelaney qaar ka mid ah baayacmushtarka soomaalida ee ku dhaqan Örebro, ayey noo suurtagashey in aannu dib ula kullanno.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".