Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hogaamiyaha MP oo diyaar u ah in la doorto hogaamiye cusub

La daabacay måndag 25 april 2016 kl 13.43
Gustav Fridolin och Åsa Romson på dagens extrainsatta presskonferens.
Gustav Fridolin iyo Åsa Romson oo ka hadlaya shirka saxaafadeed. sawir: Maja Suslin/TT

Hogaamiyaha xisbiga Miljöpartiet ayaa dhowaan ka sheegay shir saxafaadeed in ay diyaar u yihiin, kana soo hor jeediin in ay shirka kongresska ah ee dhowaan dhici doona laga doorto hogaamiye cusub.

Tan ayaa ka dhalatay mushkiladooyinkii ka kacay xisbigan todobaadkii ugu dambeeyay, halku wasiirkii guryeenta Mehmet Kaplan iska casilay shaqadiisi, islamarkaas na u Yasri Khan diiday in u gacanta qabto gabadh suxuufiyad ah. Shirka kongresska, halka laga dooraan doono hogaamiyaha cusub ee xisbigan ayaa dhici doona saddex todobaad ka dib. Halkaas oo ay hogaamiyaha xisbigani Åsa Romson iyo Gustav Fridolin ka soo horjeediin in hogaamiye cusub la doortoo, hadii ay dadka xisbigani ka tirsani sidaas raban. Warbixintaas ayey Fridolin iyo Romson dhowaan ka sheegeen shir saxaafadeed.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".