Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dhismo loogu talo galay qaxooti oo la gubay

La daabacay måndag 25 april 2016 kl 12.47
Booliska: "Waa dab ula kac loo kiciyay"
(0:50 min)
Viksjö skola i lågor.
Räddningstjänsten fick larmet strax efter fyra i morse, då slog lågor ut ur fönster på övervåningen. Bild: Helen L. Pettersson/Lyssnarbild

Saaka saacadu markii ay aheeyd afartii ayaa kooxda dabdemiska loogu yeedhay iskuulka Viksjö ee gobolka västernorrland ku yaala.

Iskuulkan oo lugu talo galay in lugu meeleeyo caruuraha kelinimada waddanka ku yimaada, ayuu boolisku ka shakiyay in ogaan loo gubay.

Waa markii labaad ee iskuulkan la gubo, sagaalkii bishan, waa isla maalintii la shaaciyay in iskuulkan lugu meeleen doono caruurahan, ayaa lisku dayay in dhismadan la gubo.

Jonas Djurstedt ayaa ah maamulaha mashruuca in caruurahan halkaas la dejin lahaa.

-Sawirro ayaan ka arkay, warbixin intaas ka badan ma dhiibi karo, ayuu yidhi mar u wareeysi la yeeshay Sveriges Radio l´aanta P4 Västernorrland.

Booliska ayaa dhacdadan cinwaan uga dhigay dab khatar ah oo ula kac loo kiciyey.

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".