Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.

Degmooyinka dalkaan oo dhaqaalahooda laga deyriyey

La daabacay torsdag 28 april 2016 kl 16.30
Dhaqaalaha degmooyinka
(0:52 min)
Fasaden till Sveriges Kommuner och Landstings kontor. Foto: Foto: Lars Pehrson/Scanpix.
Xarunta SKL.

Kharashaadka ku baxa degmooyinka dalkaan ayaa la filayaa in uu aad kor ugu kaco sanooyinka soo socda

sababo ay ka mid yihiin qaxootiga badan oo dalkaan soo galey ,sidaas waxaa lagu muujiyey warbixin dhaqaale oo uu maanta soo bandhigey ururka ay ku mideysan yihiin degmooyinka iyo daryeelka caafimaadka dalkaan ,kaas oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano SKL.

Bettina Kashefi oo ah madaxa dhinaca dhaqaalaha u qaabilsan ururka SKL, ayaa sheegtey in degmooyinku u  baahan yihiin canshuur siyaadin dhan 45 milyaarder oo karoon si ay kharashaadkooda u daboolaan :

  • Markaan xisaabiney waxaa noo muuqatey in sanooyinka 2018-ka iyo 2019-ka xaaladayada dhaqaale  ay aad u xumaan doonto haddii aysan wax kale dhicin, ayey tiri Bettina Kashefi.

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".