Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.

Mursal: Bilihii ugu dambeeyey ayey hanjabaaduhu sii xoogeysteen

La daabacay fredag 29 april 2016 kl 12.49
Hadda waxay soo gaartay hantidii
(0:15 min)
Mursal Ismail Isa, kläd tula dräkten. Foto: Nils Gossas
Mursal Ismaaciil Ciise oo xiran dharkii hiddaha iyo dhaqanka ee reer Dalarna. Sawirle: Mursal Ismail Isa, kläd tula dräkten. Foto: Nils Gossas

Mursal Ciise, kana mid ah hogganka sare ee xisbiga Doogga (Miljöpartiet) ayaa shlayto oo khamiis ahayd lagula kacay fal cunsuri-nimo, isagoona dhaawacyo loo geeystay oo daaqadihii laga jajabiyey gaari uu lahaa.

Wareeysi intaa ka badan, gadaal ayaannu idin ka soo socodiin doonnaa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".