Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Axadda oo ku beegan 1-da may iyo reer Borlänge oo welwelsan

La daabacay lördag 30 april 2016 kl 04.41
Mursal "In la taxadaro waa loo baahan yahay"
(4:06 min)
Bannaan-bax ka dhacaya Borlänge iyo qariidadda magaalada.
Bannaan-bax ka dhacaya Borlänge iyo qariidadda magaalada. sawir: Henrik Johansson/Flicr/CC BY-NC. CartoDB.

1-da bisha maajo ahna maalinta shaqaalaha adduunka ayuu magaalada Borlänge ka dhici doonaa bannaan-bax ey soo abaabuleen ururka xag-jiriinta ee carrigaasi ku dhaqan.

Mursal Ciise oo ku dhaqan nawaaxigaa, kana tirsan hoggaanka sare ee xisbiga Doogga (Miljöpartiet) oo aannu wareeysi amuurtaa kala yeelaney ayaannu wax ka weeydiinney dareenka bulshada soomaalida ee carrigaa ku dhaqan. Weriyaheenna Warsame Cilmi ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Mursal Ciise.

                                                                      kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".