Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Urur xag-jir ah oo bannaan bax ka dhigay Borlänge shalayto

La daabacay måndag 2 maj 2016 kl 13.07
Meel walba waxaa taagnaa ciidanka ammaanka
(10 min)
Ciidanka ammaanka oo fardo wata.
Ciidanka ammaanka oo fardo wata. sawir: Jenny Roosqvist.

1-dii bishii maajo kuna beegnayd maalinta shaqaalaha adduunka ayuu magaalada Borlänge ka dhacay bannaan-bax ey soo abaabuleen urur xag-jir ah. 

Carrigaa ayuu shalayto safar ku tagay Xamza Ibraahin, ahna guddoomiyaha ururka daladda dhallin-yarada dalka keli-nimada ku imid iyada oo aaney la socon waalidkii dhalay, si uu uga qayb qaato kulan midkaasi looga soo hor-jeeday. Xamza Ibraahim ayaannu ka warreeysanay waxyaabihii halkaasi ka dhacay iyo siduu ahaa dareenka reer Borlänge.

                                                                    kenadid.mohamed@sr.se

                                              

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".