Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wasiirka socdaalka oo ka digay heshiiska EU la gashay Turkiga

La daabacay tisdag 3 maj 2016 kl 10.34
Morgan Johansson, wasiirka cadaaladda iyo calanka dalka Turkiga.
Morgan Johansson, wasiirka cadaaladda iyo calanka dalka Turkiga. sawir: TT

Berito ayuu hoggaanka ururka EU (EU-kommissionen) ku talo jira inuu ku dhawaaqo in muwaadiniinta turkida loo ogolaado iney waddammada xubnaha ka ah EU ku soo geli karaam Viisa la’aan. Halka ey waddammo ka mid ah ururka EU ku doodeyaan inay tallaabadaasi hor-seedi karto iney qaxootiga Yurub ku soo qulquleyaa intaa ka battaan.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".