Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Human Rights Watch oo dhaleecaynaysa Soomaaliya

La daabacay tisdag 3 maj 2016 kl 14.10
Cabdi Nuur: "Suxuufigu waa nin badda isku haleeyay"
(4:00 min)
Abdi-Noor Mohamed från Braås vill bli president i Somalia. Foto: Per Brolléus/Sveriges Radio

Ururka magaciiso yahay Human Rights Watch ayaa maanta oo ah maalintii xorriyinimada suxuufiyiinta sii daayay warbixin ku saabsan xaalada ay weriyaasha soomaaliya ku suganyihiin, Islamarkaas ayey dhaleecayayaan dawladda Soomaaliya.

Kooxda argagaxisada Al- shabaab iyo dawladda waddanka hogaamisa ayaa ka dambeeysa dilida iyo af qabadka lugu hayo weriyaasha halkaas, sidaas ayuu ururkani ku soo qoray warbixinta ay maanta ku shaaciyeen bogooda. Urukan ayaa u jeeda in labadan dhinac cadaadis weyn ku hayaan suxufiyiinta waddanka. Cabdi Nuur ayaa ah nin suxuufi ka ahaan jiray soomaaliya, hasayeeshe hadda ku nool Iswiidhan halka u uu soo qaxay markii loo hanjabay. Hoos ka dhageeyso wareeysigii aanu la yeelanay Cabdi Nuur.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".