Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qaxootiga ka noqda magangeliyo doonkooda oo aad u soo batay

La daabacay onsdag 4 maj 2016 kl 10.53
Foto: TT Montage: Sveriges Radio
Foto: TT Montage: Sveriges Radio

Laga soo bilaabo dhamadkii sannadkii hore waxaa hoos u dhacay tirada magangeliyo doonka ah ee iska dhiibtay Sweden, sida ay muujineyso tirakoob laga helay hey’adda Migrationsvekret.

Sidoo kale waxaa kor u kacay tirada qaxootiga ah ee dib ula noqotay dalabkooda magangeliyo dibna ugu noqda dalkalkoodii hooyo, sida uu weriyey wargeyska Sydsvenskan.

Qaxootiga ka soo jeeda waddamada kale ah Ciiraq iy Afghanistan ee dib ula noqday dalabkood magangeliyo doon ayaa markii ay ka degaan waddamadooda gacanta laga saaraa dhaqaale taageero ah oo gaaraysa 75 000 kron qofkii.

 


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".