Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hoggaamiye Sjöstedt oo kulan la qaatay reer Örebro

La daabacay fredag 6 maj 2016 kl 13.53
Mahdi: Raali-gelin ayuu Sjöstedt bixiyay.
(7:01 min)
Vänsterpartiets ledare Jonas Sjöstedt inviger partiets kongress i Örebro på torsdagen.
Vänsterpartiets ledare Jonas Sjöstedt inviger partiets kongress i Örebro på torsdagen. sawir: Pavel Koubek/TT

Xunbo ka tirsan ururka Geeska Afrika ee magaalada Örebro ayaa maanta kulan la qaatay hoggaamiyaha xisbiga Bidixda, Jonas Sjöstedt middaasina oo looga xaajoonayey farriin ay dhowaantan shaashadeedda inter-netka ku soo daabacday xil-dhibaanad xisbiga u metesha.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".