Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Åsa Romson oo jagadii wasiirnimada deegaanka dalkaan iska casishey

La daabacay måndag 9 maj 2016 kl 15.37
Åsa Romson oo iscasishey
(0:33 min)
Åsa Romson
Wasiirkii hore ee deegaanka isla markaana afhayeenkii hore ee MP Åsa Romson. sawir: Maja Suslin/TT

Åsa Romson oo aheyd wasiirka deegaanka dalkaan Iswiidhan ayaa jagadaas maanta iska casishey.


Romson oo horey u ahaan jirtey afhayeenka xisbiga Miljöparti-ga ayaa maanta iyada badalkeeda waxaa booskaas loo soo sharaxay Isabella Lövin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".