Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Stefan Löfven oo usbuucyo ka dib dawladiisa isku shaandheyn doona

La daabacay måndag 9 maj 2016 kl 16.57
Statsminister Stefan Löfven (S). Arkivbild: Thommy Tengborg/TT
Raysal wasaare Stefan Löfven (S). Arkivbild: Thommy Tengborg/TT

Raysal wasaaradaha dalkaan Iswiidhan Stefan Löfven ayaa sheegey in uu dawladdiisa isku shaandheyn ku sameyn doono usbuucyo ka dib marka uu dhamaado shirka xisbiga Miljöparti-ga jimcaha soo socda u furmi doona.

Laba wasaaradood ayaa hadda banaan ka dib markii ay maanta iscasishey wasiiradda deegaanku Åsa Romson, horeyna waxaa bishii april 18-keedii iscasiley wasiirkii guriyeynta Mehmet Kaplan.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".