Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sharci u fududeeynaya dhakhaatirta waddanka ku cusub

La daabacay tisdag 10 maj 2016 kl 14.44
En läkare undersöker en patient.
En läkare undersöker en patient. sawir: Bertil Ericson / TT

Dawladda waddanka hogaamiisa ayaa dhowaan soo saaraysa imtixaan cusub oo wakhtiga u gaabinaya dhakhaatiirta ka yimid waddamada ka baxsan EU si ay degdeg ugu soo galaan suuqa shaqada. Hasayeeshe waxaa weli adag si loo soo saari lahaa imtixaan sharci iyo caddaalad ku dhisan.

-Waxaa adag sii loo soo saari lahaa imtixaan aanfaca dhakhatiirka waddanka ku cusub, islamarkaas na laga ogan karo in u shakhsigu ka soo bixi karo shaqada loo diro, waxbarashada dhaktarnimadu waa 5 sanno ugu yaraan, waaneey adagtahay in imtixaankan keliya laga ogaado in u qofku shaqadiisa ka soo bixi karo, ayuu sheegay Magnus Hultin oo ku shaqo leh imtixaanada laga qaado dhakhaatiirta waddanka ku cusub, kana hawlgala jamaacada Umeå.


Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".