Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shirkadda Uber oo joojisay adeeg khilaaf ka taagnaa

La daabacay onsdag 11 maj 2016 kl 13.35
Manush inkrel telefono ando vast.
Uberpop phandadjiol ando Shvedo. sawir: Junge, Heiko

Shirkadda adeega taxi-yada Uber ayaa ku dhawaaqdey in ay gabi ahaan joojin doonta adeeg lagu muransanaa oo la yiraahdo Uberpop.

Shirkaddan oo Mareykanka laga leeyahay ee Uber ayaa laga soo bilaabo dayrtii 2014ka ka hirgelisay Sweden adeeg taxi oo lagu magacaabo uberpop.

Adeegan qaabka uu u shaqeeyo ayaa ah in qof aan heysanin ogalaansha taxi uu gaarigiisa ku qaado macaamil lacagna ka qaato. Qiimaha lagu qaado macaamiisha ayaa ka raqiisan taxi-siyada kale. laakiin shirkada Uber ayaa shaacisay in ay gabi ahaanba joojineyso adeegan laga bilaabo 18ka bishan maj, sida uu tabiyey maanta wargeyska Dagens Nyheter.

Dad garaaya 27 qof oo adeegan ku shaqeysanayey ayaa lagu qabtay oo maxkamada ku xukuno ku riday, iyadoo ugu yaraan 30 kiis oo kale maxkamadeyn sugayso.  

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".