Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sabtida iyo finalka Eurovision Songs Contest

La daabacay fredag 13 maj 2016 kl 13.33
Eurovision Songs Contest
(1:09 min)
Grafik: Susanne Lindeborg
Grafik: Susanne Lindeborg

Todobaadkan oo dhan waxaa Stockholm ka socday tartanka heesaha Eurovision Song Contest.

Habeynimada sabtida ayaa la qabanayaa finalka tartankan heesahan. Tartankan waxaa la qabtaa sannad weliba, iyadoo waddanka tartanak ku raayo uu marti-geliyo tartankak u xiga. Måns zelmerlöw oo ka socday Sweden ayaa hestiisa ”hero” tartankii sannadkii hore ku guuleysatay, waana sababta ay Sweden u marti-gelineyso tartankan oo ah kii 61.

Maalinta sababtida ayaa la qabanayaa in finalka, inkastoo heesaha tartatamyey ka soo hareen tartamayaal kalo matalaya toban waddan, ayaa hadana favorit loo badinayo guul-sha sannadkan in raacdo ah Rushka iyo fanaanka Sergey Lazarev iyo heeskiisa- You Are The Only One

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".