Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Fridolin iyo Lövin oo loo doortey hoggaanka xisbiga MP

La daabacay fredag 13 maj 2016 kl 16.38
Lövin iyo Fridolin
Lövin iyo Fridolin sawir: TT

Sidii horeyba loo saadaalinayey ayaa galabta ey wakiillada xisbiga Doogga (MP) uga qeyb-geleya) Shir-weynaha xisbiga uga socda magaalada Karlstad ey si aqlibad leh ugu doorteen Isabella Lövin iyo Gustav Fridolin hoggaanka xisbiga. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".