Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Go'aan xabsi daa'in oo la xiriira xusuuq laga geeystay Ruwanda

La daabacay måndag 16 maj 2016 kl 12.53
Shacbi sii gelaya maxkamadda iyo ciidanka ammaanka oo nabadda sugaya. Sawirle: Jessica Gow/TT.
Shacbi sii gelaya maxkamadda iyo ciidanka ammaanka oo nabadda sugaya. Sawirle: Jessica Gow/TT.

Maxkamadda degmada Stockholm ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaadin iswiidhish ah, kadib dacwad lagu soo oogey inuu gacan ku lahaa xasuuq ka dhacay dalka Ruwaanda.

Go’aanka maxkamadda ayaa salka ku haya ineedeeysanuhu uu gacan ku lahaa xasuuqa tobanaan kun ee ruux ee ka dhacay dalkaRuwaanda sannadkii 1994.

Isha/ Ekot

                                                                 kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".