Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Booliska oo si sharci darro ah shaqooyinka u bixiya

La daabacay onsdag 18 maj 2016 kl 12.27
Xafiiska booliska ee magaalada Kramfors.
Xafiiska booliska ee magaalada Kramfors. sawir: Ingrid Engstedt Edfast/SR

Heeyada baadha si shaqooyinka looga bixiyo heeyadaha qaranka ayaa dhaleceeysay dhowr dhacdooyin oo ku saabsan qaabka uu boolisku u magacaabo shaqooyinka halkaas ka jira.

Heeyadan ayaa u jeeda in u boolisku jabiyay distoorka waddanka markey magacaabayaan shaqaale cusub.

In dadka qaar boos sare la siiyo, madama ay is yaqaanan qofka shaqada bixinaya, ayaa ah ah arrin khatar ah, ayuu sheegay Christer Palmkvist oo gudoomiye ku xigeen ka ah ururka shaqaalaha ee booliska.

Palmkvist ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la qiimeeyo aqoonta u shakhsigu uu u leeyahay xirfada. Wuxuu kula tallinaya dadka shaqooyinkan codsaday, balse helin, in ay u ashkatoodaan heeyada qaranka ee baadha.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".