Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Olole ku wajahan ka hortagga guurka khasabka

La daabacay onsdag 18 maj 2016 kl 13.42
Sahra: "Annagu waxay iyaga rabaan ayun baan ka caawinnaa"
(2:39 min)
Aroos. Sawirle: flickr.com
Aroos. Sawirle: flickr.com

Dhallaanka dalkan ku dhaqan ee asal ahaan ka soo jeeda dalka dibaddiisa ayaa goorta uu soo dhowaado xilliga kuleeylaha uu welwel ka galaa inuu la soo gudboonaado guurka khasabka oo waddammadoodii loogu safriyo. Dhowaantan ayaa la bilaabay in lagu tallaabsado olole ballaaran oo ku wajahan howlo ey ka mid yihiin garoommada dayuuradaha iyo sidii looga hor-tegi lahaa in dhallaan goobahaasi laga dhoofiyo si loogu soo fuliyo guur khasab ah.

"Dadka oo dhami ma waxy dooneyaan inaad guursato, aan adiga ka ahayn?" Waa ereyo iminka laga daalacan karo boorarka dayuuradaha dalka iyo waraaqo ogeeysiin. Goolka laga leeyahey falkaa ayaa ah in dhallaanka iyo waalidiinta lagu war-geliyo xeerarka dalkani u deg-san waxyaabaha ey amuurtaa ka qabaan.

                                                           Warsame.elmi@sr.se

                                                           kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".