Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Warbixin been ah oo internetka lugu faafiyay

La daabacay onsdag 18 maj 2016 kl 14.44
Madaarka Arlanda.
Madaarka Arlanda. sawir: Johan Nilsson/TT

Waxaa aaladaha internetka lugu faafiyay warbixin been ah. Kan ayaa sheegaya in u fal argagaxiso ka dhacay madaarka Arlanda ee magaalada Stockholm iyo in ay warbixintani ka timid l´aanta Ekot ee Sveriges Radio. Warkan ayaa been ah, sidaas ayey Sveriges Radio ku soo qortay bogeeda internetka.


 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".