Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i ett batterilager med kraftig rökutveckling som följd. Räddningsledare uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Malmöhus.
(Publicerat idag kl 12.55)
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

UD:"Iswiidhish kuma jirin diyaarada"

La daabacay torsdag 19 maj 2016 kl 11.04
Ett passagerarplan från Egypt air har försvunnit.
Ett passagerarplan från Egypt air har försvunnit.

Diyaarad xalay ka soo baxday magaalada Baariis ee Fraaska kuna socotay Qaahira, Massar, oo hore loo waayey ayaa dhowaan la cadeeyay in ay ku soo dhacday badweeynaha mediterrianka ah.

Diyaaradan ayey tiro gaadhsiisan 66 qof ku jirtay,sidaas ayey Egyptairs oo ah shirkada diyaarada dhacday iska leh, ku soo qoreen Twitter. Hasayeeshe ayey diyaaradu toban daqiiqadood inta aaney badda ku dhicin seenyaalaha xaaladda degdegga ah u dirtay militariga Massar, hasayeeshe ku guuldaryeesatay in ay xidhiidh la sameeyso. Wassaarada arrimaha dibada, UD, ayaa warbixin ay bogooda ku soo qoreen sheegay in aaney Iswiidhish ka mid ahin dadka diyaaradan ku jiray. 66 ruux ayaa ku dhintay shilkan.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".