Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Dhammaan hawada Sweden oo laga xirey duulimaadyadii dayuuradaha

La daabacay torsdag 19 maj 2016 kl 13.21
Dayuurad iyo duulimaadyo la joojiyey. Sawirle: TT
Dayuurad iyo duulimaadyo la joojiyey. Sawirle: TT sawir: TT

Caqabad garoonka caalamiga ee Arlanda kala soo gudboonaatay dhanka raadaarka ayaa xayiray dhammaan duulimaadyadii garoonka caalamiga ee magaalada Stockholm Arlanda. Dhammaan waxaa istaagay dayuuradihii garoonka ka dhoofi lahaa ama ka soo degi lahaa.

Weli waxaan caddeeyn muddada ayqaadan doonto inta duulimaadyadu dib u bilaaban doonaan. Dayuuradaha iminka kusugan hawada garoonka dayuuradaha ee Arlanda ayaa la dejin doonaa, halka dhammaandayuuradaha kale ee hawada ku soo jira lagu beegi doono garoommada ku meelgaarka ah ama dib ey ugu noqon doonaan garoommadii ey ka soo duuleen.

                                                               kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".