Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

DEGDEG: Ciladdii raadaarka garoonka Arlanda oo la xaliyey

La daabacay torsdag 19 maj 2016 kl 16.24
Cilladii raadaarka Arlanda oo la xaliyey
(2:02 min)
Tabeelaha duulimaadyada dayuuradaha. Sawirle:TT
Tabeelaha duulimaadyada dayuuradaha. Sawirle:TT sawir: Johan Nilsson / TT

Garoommada dalka ayaa muddo saacado ah waxey ku jireen cilad kala soo gudboonaatay dhanka raadaarka dayuuradaha kala haga.

Hase yeeshee saacaddu markay ku beegnayd 13:20 daqiiqadood la cilad tirey. Isla-markaana ey duulimaadyadu ey dib u bilaabmi doonaan.

Isha/ P4 Uppland                                      

                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".